Maamulkii Magaalada Baydhabo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo lagu bedelay (Akhriso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xilkii ka qaaday Gudodomiyihii degmada Baydhabo iyo ku-xigeenadiisa, iyadoo Maamul Cusub la Magacaabay. Wareegtada ayaa lagu sheegay in kadib wadatashiyo iyo baahi loo qabo dardar-gelinta howlaha shaqo ee degmada loo Magacaabay Maamul Cusub ee Magaalada Baydhabo oo ah Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonmfur Galbeed. Hoos ka akhriso … Continue reading Maamulkii Magaalada Baydhabo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo lagu bedelay (Akhriso)